Sunday, January 26, 2025

Qarax ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Somaliya ee Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyay…

Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Ceelgaabta oo u dhow Beerta Nabadda.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, waxaana la sheegay in lala beegsadaya goob laga ilaaliyo Madaxtooyada ee u dhow Isgoyska Ceelgaabta.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu geystay qasaare kala duwan, iyadoo goobta uu ka dhacay ay xireen ciidamada ilaalada Madaxtooyada.

Ad

Rasaas goosgoos ah ayaa ka dhaceysa goobta qaraxu ka dhacay, waxaana ridaya ciidamada ilaaliya Madaxtooyada.

Dhow gaari iyo Mooto Bjaajyo ayaa ku gubtay qaraxa, iyadoo uu dÄ…b qabsaday qaarkood, waxaana waxyeelo kasoo gaartay dadkii Gaadiidkaasi la socday.

- Advertisement -

LA SOCO WIXII KUSOO KORDHA…

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON