Sunday, March 16, 2025

Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho & Faahfaahin laga helay…

Qarax gaari ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho oo ku jira howlgal amni, ayna xiran yihiin wadooyinka intooda badan.

Qaraxa ayaa ka dhacay Jidka Maka Almukarama, agagaarka isgoyska Shaqaalaha, waxaana la sheegay inuu ahaa Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa oo goobtaasi ku qaraxay.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegya in Gaariga qaraxa lagu xiray uu lahaa sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska, ciidamada amniga ayaa xiray goobta qaraxu ka dhacay oo ah wado mashquul badan.

Ad

WARBIXINTA QARAXA HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON