Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee war ka soo saara magacaabidda Ra’iisal Wasaaraha Somaaliya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabay Xasan Cali Kheyre isagoo noqonaya Ra’siial wasaaraha xukuumadda cusub, waxayna Puntland soo dhoweysay Ra’iisal wasaaraha cusub.
HOOS KA AKHRISO
Ad
Warar Xul ah