Sunday, February 16, 2025

Puntland oo Toogasho ku fulisay 13 Qof oo ka tirsan Alshabaab iyo Daacish (Akhriso Magacyada)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Maamulka Puntland ayaa saaka xukun toogasho ah ku fulisay xubno ka tirsanaa Alshabaab iyo Daacish kuwaas oo tiradoodu gaareysay isku geyn 13 nin.

Sidoo kale Maxkamddu waxay xukun Dil toogasho ah ku fulisay 5 askari oo katirsanaa ciidamada Puntland oo dilal geystay. Waxaana dhacday in xukun suge Tiirka toogashada la geeyay uu cafis u fidiyey Ninkii lahaa qisaasta Hal Askari,iyadoo isla goobtana magtiisa ku ballanqaaday beeldaajaha xukunsanaha oo isku af-gartay ehelada marxuumka.

Fulinta toogashadan ayaa ka kala dhacdey magaalooyinka Galkacyo,Garowe, Qardho,Bossaaso oo lagu fuliyay 19-ka, waxayna magacyadooda kala yihiin:

Ad

1- Siciid Cabdiqaadir Cali.

2- Bashiir Siciid Jaamac.

3- Farxaan Abshir Aadan.

- Advertisement -

4- Cabdirisaaq Maxamed Cali.

5- Maxamed Ibraahim Cabdi Xasan.

6- Jaamac Aadan Tusbaxle.

7- Ayuub Cumar Shire (Biixi).

- Advertisement -

8- Cabdullaahi Salaad Boos (Mahoonge).

9- Maxamed Abshir Muuse (Olyo).

10- Maxamuud Cabdirixiin Cabdiqaadir (Xifdiye).

11- Cismaan Badey Cismaan.

12- Mukhtaar Maxamed Yuusuf.

13- Xuseyn Cali Faarax.

14- Mustafe Cabdirisaaq Cismaan.

15- Xassan Isaaq Maxamed (Maax).

16- Maxamed Sharafle Maxamuud (Culusow).

17.Maxamed Cabdullaahi Xuseyn Juba.

18- Sadiiq Faarax Nuur Muudey.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON