Thursday, February 13, 2025

Puntland oo shaacisay kuraasta 6 Xildhibaan ka mida Golaha Shacabka oo la dooranayo (Akhriso-Liiska)

Guddiga Maamulka Doorashada Puntland ayaa shaaciyay liiska jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kuraastan ayaa ka mida 37 kursi oo laga soo doorto Puntland, waxaana weli doorashada xildhibaannada Golaha shacabka untland ay ka socotaa magaalada Garowe, iyadoo aanay weli ka bilaaban magaalada Boosaaso oo ah degaan doorashada labaad ee Puntland.

Kuraasta la shaaciyey ayaa kala ah:

Ad

1-HOP#192.

2-HOP#094.

3-HOP#014.

- Advertisement -

4-HOP#121.

5-HOP#174

6-HOP#075

No photo description available.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON