Monday, March 24, 2025

Puntland oo Jawaab kulul u dirtay Wasiir Goodax (Imtixaanka dowladda la iskuma halleyn karo)

Maamulka Puntland ayaa jawaab kulul u diray Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo Puntland ku eedeeyay inay diiday imtixaanka dowladda Federaalka.

War kasoo baxay Wasaaradda iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa lagu sheegay sababta aysan Puntland uga mid noqon karin imtixaanka ay qaado dowladda federaalka Soomaaliya, kaasoo la sheegay inuu yahay mid aan la isku halleyn karin oo ardaydu qish ku helaan, iyadoo aanu jirin manhaj mideysan oo dalka ka dhaxeeya.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON