Wednesday, July 17, 2024

Puntland oo beenisay inay Hay’adda Sirdoonka Somaliya ee NISA ka howlgasho Degaanadeeda

Maamulka Puntland ayaa qoraal beenin ah kasoo saaray Warkii shalay kasoo baxay dawladda Federalka Soomaaliya ee ku saabsnaa in ciidamada dowladda iyo saaxiibada caalamka ay duqeyn ka fuliyeen Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag.

War-saxaafadeedka Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warka ay faafisay Wasaaradda Warfaafinta dawladda Soomaaliya, waxaana lagu caddeeyay in ciidan ka tirsan SNA aysan ka howgalin Puntland, wax howlgal ahna aysan ka fulin.

Puntland ayaan warkeeda kusoo hadal qaadin howlgalka ay dowladda federaalka Somaliya sheegtay in lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-shabaab oo ku sugnaa buuraha Calmadow Puntland.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON