Sunday, May 25, 2025

NISA oo faafisay muuqaalka Waxyaabo lagu qabtay Nin ku lug lahaa Qaraxii lagu dilay xoghayihii hore ee G/Banadir

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa shaacisay muuqaal ku saabsan xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu soo qabtay howlgal ka dhacay mgaalada Muqdisho.

Muuqaal kooban oo NISA ay soo dhigtay baraha bulshada ayey u sheegtay in howlgalka uu ahaa mid qorheysan oo ka dhacay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. waxaana qoraalka lagu yiri: “NISA, ayaa howlgal qorshaysan kaga soo qabatay Deg. Yaaqshiid dhagarqabe ka qayb qaatay qaraxii lagu dilay Agaasime Mohamed Amiin. AUN. Gurigiisana waxaa laga soo qabtay aaladahaan…”

Qalabka muuqaalka ka muuqda ayaa isugu jira mobile-ada qaraxyada lagu xiro oo fara badan, Computer laptop ah, xarko loo adeegsado qaraxyada iyo qalab kale oo lagu fuliyo qaraxyada lagu xiro gaadiidka lagu qarxiyo mas’uuliyiinta dowladda iyo dadka kale ee la bar tilmaameedsado.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON