Friday, December 1, 2023

Nin xaaskiisa dilay iyo Askari lagu fuliyey Di Toogasho ah Magaalada Baydhaba

Waxa saaka magaalada Baydhaba lagu qisaasay laba nin oo hore Maxkamadda ciidamada qalabka sida ugu xukuntay Dil toogasho qisaas ah, kadib markii fal dil ah geysteen.

Dilka toogashada ayaa ka dhacay Fagaare ku yaalla magaalada Baydhabo, waxaana lagu toogtay Xuseen Maxamed Cabdi Nuur oo ahaa askari Boolis ah poo hore u dilay xaaskiisa iyo Abaadir Isaaq Nuur oo isna ahaa askari ka tirsanaa ciidanka booliiska oo dilay qof shacab ah.

Askarta maanta la toogtay ayaa xukunno lagu riday afar sano ka hor sanadkii 2018, iyadoo waqtigaas dheer aan lagu fulin toogashada xukunka oo maanta dhacday.

Ad

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa muddooyinkii danbe wada fulinta xukunnada toogashada ah ee hore loo xukumay, iyadoo xubno Alshabaabnimo lagu helay lagu toogtay Muqdisho.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON