Friday, March 28, 2025

Nin Weerar Is-miidaamin ah isu diyaarinayey oo lagu qabtay Baydhaba & Jaakadii Qaraxa… (Sawirro)

Wararka laga haleyo magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay qabteen nin watay waxyaabaha qarxa oo looga shakiyey inuu qorsheynayey weerar ka dhaca magaalada Baydhaba.

Ninkan oo shalay gacanta laga dhigay, ayaa laga soo xigtay mas’uuliyiinta dhinaca amniga ee magaalada Baydhaba inay ku qabreen isagoo xiran jaakadu ay waxyaabaha qarxa ku rakiban yihiin, iagoo watay,far qasnadood oo rasaas ah iyo qori.

Wararka ayaa sheegaya in ninkan markii uu magaalada Baydhaba soo galay uu qalabkii watay dhigtay Guri, kadibna ay ciidamada amnigu ka War heleen, sidaasina lagu qabtay, iyadoo lagala wareegay hubkii jaakaddii qaraxa ee uu watay.

Ad

Faahfaahin kale lagama bixin ninkan oo hadda baaritaan dheeraad ah uu ku socdo, waxaana la aamisan yahay inuu ka tirsanaa Alshabaab,kana mid ahaa qorshe magaalada looga fulin lahaa weerar argagixiso.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON