Saturday, April 19, 2025

Nin ku qeylinaya Allahu Akbar oo 3 Qof ku dilay dalka Faransiiska: Laba ka mida oo la gowracay iyo Naxdin…

Saddex qof ayaa lagu dilay saaka Kaniisad ku talala magaalada Nice ee dalka Faransiiska, kadib markii nin ku hubeysan Mindi uu weerar ku qaaday.

Ninka weerarka geystay oo ku qeylinayey “Allahu Akbar” ayaa dilay saddex qof oo ay ku jiraan nin iyo qof dumar ah oo uu gowracay, wuxuuna sidoo kale Toorey ku dhaawacay dad badan oo Kaniisadda ku jiray iyadoo naxdin iyo kala carar ay ka dhacday Kaniisadda.

Booliska ayaa goobta tegay, isla markaana toogtay oo dhaawacay ninka weerarka geystay, iyadoo markaas kadib la qabtay, lana geeyay isbitaal, halkasoo ilaalo looga hayo, laguna daweynayo.

Ad

DUqa magaalada Nice Christian Estrosi ayaa sheegay in weerarka uu ahaa mid fool xun oo si argagax leh loo dilay dadka, waxaana dadka la dilay ka mida nin waardiye ka ahaa Kaniisadda.

Weerarkan oo ah kii saddexaad ayaa ka dambeeyay markii Madaxweynaha Faransiiska uu difaacay sawir-gacmeedyada lagu aflagaadeynayo Dinta islaamka iyo Suubanaha Rasuulka SCW.

Armed police are seen on the streets of Nice after the attack early on Thursday
A security officer secures the area after a reported knife attack at Notre Dame church in Nice
Scene of the attackScene of the attack
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON