Thursday, April 24, 2025

Nin Dil ka geystay magaalada Muqdisho oo laga soo qabtay Kismaayo, lana geeyay..

Nin ku eedeysayn dil ka dhacay magaalada Muqdisho, kadibna baxsaday ayaa maanta lagu dib loogu soo celiyay, kadib markii laga soo qabtay Magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland.

“04/08/2023 Abaaro 4:00 AM, Ninkan ayaa ku eedeysan inuu qof shacab ku dilay degmada Hodan agagaarka carwo Al-kowthar, waxaa uuna ka baxsaday goobta dhacdada kadib. Taliska Qeybta Guud Booliska G/Banaadir ayaa dabagal iyo baafin ay sameeyeen ku ogaaday inuu magaalada Kismaayo joogo, Qeybta boliiska jubbaland oo fariintu gaartay ayaa eedeysanaha kusoo wareejiyay Taliska qeybta guud maanta oo taariikhdu tahay 13/08/2023″.” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Taliska Booliska.

Eedeysanahan loo hysto dilka marxuum aan waxba galabsan ayaa hadda soo galay gacanta Booliiska, waxaana la waafajin doona hab-raaca sharci ee dalka u yaal hadduu, sida lagu sheegay qoraalka Boliska.

Ad

Boolsia ayaa ka cosaday dadweynaha in haddii aad arkaan fal amniga wax u dhimaya ay warbixin la wadaagaan saldhigga ugu dhow ama wacaan lambarka gaaban ee 991.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON