Wednesday, September 18, 2024

Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad ee Dugsiyada Sare oo la shaaciyay iyo Ardayga galay kaalinta…

Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaankii fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ee koonfurta Soomaaliya.

waxaa Imtixaanka oo lagu qabtay Afar maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir u fariisatay arday gaareysa 36,034 Arday, waxaana ku Gudbay Arday dhan 33,666. Waxa sidoo kale natiijada Imtixaanka ku dhacay 2,366 Arday.

Kaalinta koowaad ee Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare waxaa galay arday lagu magacaabo 𝐙𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 oo dhigta Dugsiga 𝐀𝐥-𝐦𝐚𝐫𝐰𝐚𝐳𝐢 𝐃𝐞𝐲𝐧𝐢𝐢𝐥𝐞 ee 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫.

HALKAN KA FIIRSO NATIIJADA ARDAY KASTA KEENAY

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON