Natiijada Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare oo lagu dhawaaqay (Halka ka fiirso)

Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay Natiijada Imtixaanka dowladda ee Dugsiyada Sare ee dalka sanad dugsiyeedka 2021-2022. Wasaaradda Waxbrashada ayaa ku sheegtay in tirada baastay imtixaanka guud ee shahaadiga ee fasalka 12-aad sanad dugsiyeedkii tegay uu yahay 32,325 arday oo u dhiganta 97%. halka y imtixaanka ku dhaceen 1143 arday oo u dhiganta 3%. Ardayda … Continue reading Natiijada Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare oo lagu dhawaaqay (Halka ka fiirso)