Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare ee Sanad Dugsiyeedka 2022/2023 oo laga qaaday Gobolka Banaadir iyo Afar maamul Goboleed.
Halkan ka Akhriso Ardayda kaalimaha hore ka galay Imtixaanka dowladda ee dugsiyada Sare 2022/2023
Natiijada imtixaanka oo ay u fariisteen 32,501 Arday, waxaana Gobolka Banaadir oo ugu badan imtixaanka ku dhacday 2461 arday, halka ay ku baaseen 19,690 Arday.
Ad
HALKAN KA FIIRO NATIIJADA IMTIXAANKA
Warar Xul ah