Saturday, April 19, 2025

Natiijada Doorashada Gobolkii ugu danbeeyay ee Somaliland oo lagu dhawaaqayo iyo Ciidamo badan oo…

Iyadoo lag wado in maanta ilaa caawa lagu dhawaaqo Gobolkii ugu danbeeyay ee natiijada Doorashada Goorashada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa la xoojiyey Amniga.

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in aad loo xoojiyey amniga Xarunta Guddiga Doorashada ee Gobolka Maroodi-jeex, waxaana lagu arkay ciidamo dheeraad ah oo Booliska ka tirsan si looga hortago wixii qalallaase ah ee dhallan kara.

Gobolka Maroodijeex oo caasimadda Hargeysa ayaa ka harsan natiijada golaha Wakiilada Somaliland, waxaaa kasoo baxaya 20 xildhibaan, iyadoo hore loo dhaaciyey 62 xildhibaan oo kasoo baxay shanta Gobol ee kale.

Ad

Halkan ka akhriso: Natiijada sida ay saddexda xisbi u kala heleen xubnaha Golaha Wakiilada

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa go’aan uu soo saaray ku sheegay in la joojiyey wixii dabaaldeg ah oo ay sameyn lahaayeen musharixiinta kusoo baxay Doorshada.

Taageerayaasha musharax looga adkaaday doorashadii golaha degaanka degmada Gebiley ayaa maanta dhigay bannaanbax cabasho ah oo ay ku gooyeen jidka u dhaxeeya Gebiley iyo magaalada Hargeysa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON