Friday, March 28, 2025

Muuse Biixi: “Somaliland ma laha Saaxiib ka weyn Ingiriiska, waxaynu la wadaagi doonnaa..”

Madaxweynaha Somalilamd Muuse Biixi Cabdi ayaa u mahad celiyey Ra’iisal wasaraha Ingiriiska Boris Johansan oo ka hadlay dabka kacay Suuqa weyn e magaalada Hargeysa iyo Qasaaraha uu geystay.

“Aad ayaan ugu mahadcelinayaa Boris Johnson taageradiisa waqtiga adag. Somaliland malaha saaxiib ka weyn Ingiriiska (UK). Dabka Hargeysa wuxuu baabi’iyay badhtamaha suuqa iyo kumanaan meherado ah”. ayuu qoraal jawaab celin ah ku yiri Muuse Biixi.

Muuse Bixii ayaa sheegaya in Qiimaynta qasaaraha ay la wadaagi doonaan dowladda Ingiriiska. “Qiimeynta baahiyaha waa socotaa. Waxaan la wadaagi doona Xafiiska Ra’iisal wasaaraha UK iyo Wasaaradda Arrimah dibada UK, si ay gacan uga geystaan dib u dhiska nolosha iyo suuqa”.

Ad

Hadalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii Ra’iisal wasaaraha UK Boris Johanson uu sheegay inuu aad uga xumaaday qasaaraha ee ka dhashay Dabka baabi’iyey suuqa furan ee ugu weyn magaalada Hargeysa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON