Monday, February 10, 2025

Musharixiintii Isbedel-doonka oo ku biiray diidmada xukuumadda cusub [Akhri Qoraal]

Musharixiinta isbedel doonka ee ku mideysnaa doorashada madaxweynaha ka hore isbaheysiga xisbiyada Soomaaliyeed ayaa dalbaday  in loogu noqdo xukuumadda uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

Qoraal ay wadajir u soo saareen xisbiyadaasi oo aan weli sharci ahayn ayaa lagu sheegay inay xukuumadda cusub ahayn tii shacabka Soomaaliyeed sugayayay oo ka hooseysa himiladii laga qabay isbedel dalka ka dhaca.

Waxay ku eedeeyeen inaysan xukuumadan ku imaan hannaanka awood qeybsiga beelaha, isla markaana aan kagu dhisin wadatashi, waxayna ku baaqeen inuu la noqdo Ra’iisal wasaare Kherye.

Ad

AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON