Saturday, March 15, 2025

Musharixiinta Guddoonka Baarlamanka Galmudug oo khudbadahooda u jeedinaya xildhibaanada. (Daawo)

Musaharixiinta Guddoonka Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa khudbado ka horjeedinaya Baarlamaanka, iyago soo bandhigaya musharxnimadooda iyo qorshahooda.

Khudbad jeedintii koowaad ayaa la siiyey Maxamed Nuur Gacal oo ah musharaxa ugu tunka weyn ee taageerada ka heysta dowladda Soomaaliya, kaasoo u taagan xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, waxaana sidoo kale khudbadahooda jeedin doona laba musharax oo la tartamaya oo kal ah: C/naasir Aadan Cusmaan iyo C/llaahi Axmed Calasow Shiine.

HOOSKA DAAWO

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON