Friday, March 28, 2025

Musharax hore u tanaasulay oo degdeg ugu laabtay Dh/Mareeb, horena ka qaatay Shahaadada Musharaxnimada Madaxweynaha Galmudug

Cabdiraxmaan Aaden Sabriye oo hore isugu sharxay xilka madaxweynaha Madaxwaynaha Galmudug, balse ka tega magaalada Dhuusamareeb, isagoo la sheegay inuu isaga haray tartanka ayaa maanta degdeg ugu laabtay halkaasi.

Musharaxa C/raxmaan Sabriye ayaa goor dhoweyd tegay xarunta Guddiga Doorashada Galmudug, waxaana la guddoonsiiyey shahaadada musharaxnimada Madaxweynaha Galmudug, wuxuuna noqonayaa musharixii saddexaad ee isu soo sharxa xilkan iyadoo aan la fileyn, kadib markii ay ka baxeen 4 musharax oo mucaarad ah.

Wararka ayaa sheegaya in musharaxnimada C/raxmaan Aaden Sabriye ay ka dambeysay dowladda Soomaaliya oo wadata musharaxa Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor), waxayna saddexdan musharax buuxin doonaan garbaha musharaxa dowladda.

Image may contain: 3 people, people standing and suit
Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: one or more people, people standing, wedding, outdoor and indoor
Image may contain: 4 people, people standing
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON