Saturday, April 19, 2025

Musharax ay Qaraabo yihiin Fahad Yaasiin oo la filayo inuu kusoo baxo Guddoonka Baarlamanka Hirshabelle

Wararka laga helayo magaalad Jowhar ayaa sheegaya in musharax ay qaraabo yihiin Agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin la filyo inuu ka mid noqdo Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle.

Xildhibaan Mahad Xasan Cusmaan ayaa markii labaad xilka guddoomiye ku xigeenka labaad ee kula tartamaya Xildhibaan Marwo Canab Axmed Ciise, iyadoo doorashadan ay uga duwan tahay tii ka horeysay inuu saameyn weyn ku leeyahay Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya.

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Musharax Mahad Xasan uu lacag u qeybiyey xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle si uu codadkooda u helo, iyagoo horeba uu galaangal ugu lahaa loona filayey inuu xilkan kusoo baxo.

Ad

Beesha Reer Aw-Xasan oo doorashadii 2016 ee Hirshabeelle dadaal weyn u gashay ayaa ku guuldarreystay inay xilkan hesho iyadoo uu dadaalkaasi hoggaaminayey Faarax Sheekh C/qaadir, balse waxaa muuqata inay arrintaasi u suuragleyso Fahad Yaasiin.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON