Saturday, April 19, 2025

Mukhtar Roobow & Musharixiin kale oo sheegay inuusan sharci ahayn Ku-simaha Madaxweynaha [Akhriso]

Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa shaaciyey inu xiisad dastuuri ah uu galay maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, iyagoo uu waqtiga ka dhammaaday ku-simaha madaxweynaha, ahna guddoomiyaha Baarlamaanka C/qaadir Shariif Sheekhunaa.

Qoraalka oo ay ku saxiixan yihiin xubno uu ka mid yahay musharax Mukhtaar Roobow Cali ayaa lagu sheegay inuu dhammaaday waqtigii kusimenimada madaxweynaha maamulkaasi oo muddo bil ah ku qaban waayey doorashada K/Galbeed.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON