Tuesday, December 3, 2024

Mukhtaar Roobow oo Sanado kadib loo ogolaaday in la booqdo iyo xaaladii loogu tegay

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo muddo saddex sano iyo bar ah u xiran dowladdii uu hoggaaminayey Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay loo ogolaaday inay booqdan ehelkiisa iyo saaxiibadiis.

Yuusuf Xasan Mursal oo ka mida siyaasiyiinta u dhow, kana mid ahaa xubno dhowaan booqday ayaa sheegay in xaaladiisa ay fiican tahay, isla markaana ay rajo ka qabaan in la sii daayo.

Madaxda hay’adda NISA ayuu sheegay in maalmihii ugu danbeeyay ee dowladii hore ay sii dhaceysay ay Sheekh Roobow u ogolaadaan inuu telefoon adeegsado oo la xiriiro ehelkiisa, ayna arrimo badan u fududeeyeen markii la dooray Madaxweyne Xasan Sheekh.

Ad

Wuxuu xaqiijiyey inuu Sheekha Jaamacad dhigto, balse aamu macalinka sidii uu rabay u arkin, wuxuuna uu sheegay inuusan u muquan nn bishii ay ku baxdo 7 Kun oo Dollar sidii ay hore sheegtay Hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA.

Rajada laga qabo in lasii daayo Mukhtaar Roobow ayaa xoogeystay markii mar kale la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh oo hore u ballanqaaday sii deynta Mukhtaar Roobow oo uu sheegay in afduub siyaasadeed oo sharci darro ah lagu heysto.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON