Saturday, April 19, 2025

Mukhtaar Roobow oo loo gacan geliyey Ciidamada NISA, lagana dejiyey Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu halkaasi gaaray Mukhtaar Roobow Cali oo ciidamo Itoobiyaan ah ay kasoo xireen Madaxtooyada Baydhaba.

Wadaadka oo dadka ku dhow ay sheegeen in jirdil lagu sameeyay ayaa la geeyay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhaba, waxaana halkaasi laga saaray diyaarad diyaar ku ahayd oo goor dhoweyd ka dejisay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wareejiyay Ciidamada NISA ee dowladda Federaalka.

Mukhtaar Roobow ayaa la sheegay inay hadda gacanta ku hayaan ciidamada NISA ee dowladda Somalia iyadoo aan wax war ah kasoo bixin weli, waxaana arrintan ay xaalad kacsan ka dhalisay magaalada Baydhaba.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON