Saturday, March 15, 2025

Midowga Musharixiinta oo ka digay Heshiisyo Qarsoodi ah oo ku saabsan Shidaal Sahmin, Baaris & Qodis oo…

Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha ayaa ka digay Heshiisyo Qarsoodi ah oo ku saabsan Sahminta shidaalka, Baarista iyo Qodista oo ay wado Wasaaradda Batroolka xukuumadda Federaalka.

Qoraalka ay Midowga Musharaxiinta toos ugu direen Madaxweyna, Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha, lana ogeysiiyay Xeer ilaaliyaha iyo hanti dhowrka guud ayey musharixiintu ku sheegeen laba shirkadood ee lagu kala magacaabo Liberty iyo Coastline heshiis lala geli doono, kaasoo ay ku tilmaameen oo halis weyn oo ku soo fool leh masiirka midnimada ummada soomaaliyeed iyo kheyraadkeeda.

Musharixiinta ayaa sheegay in heshiiska ay galeyso xukuumadda uu sharci darro yahay, isla markaana kasoo horjeedo heshiisyadii kheyraad qeybsiga, kuna soo beegmayo xilli uu xilka Madaxweynaha ka harsan yahay 38 maalmood, taasoo madow badan ku jiro, waxayna ka digeen in xilligan kala guurka ah la saxiixo heshiisyo noocaas oo kale ah.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON