Thursday, April 24, 2025

Meydka Wiil yar oo reerkiisa ka maqnaa oo lagu arkay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqidsho aya sheegay in Xaafada Jungal  ee Degmada Yaaqshiid, Gobalka Banaadir  lagu arkay meydka Wiil yar oo reerkiisa ka anbaday.

Ehelka wiilkan oo lumay shalay Duhurtii ayaa la raadinayey, waxaana lagu magacaabaa Sufyaan Cismaan Barre, iyadoo markii danbe xalay meydkiisa laga helay xaafadda Jungal, iyadoo gaari lasoo dhex dhigay, kadibna baaritaan loo geeyay xarunta CID-da.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya geerida wiilka yar oo da’diisa lagu sheegay 5 sano jir, iyadoo jirkiisa lagu in Ceeji lagu dilay, taasoo keentay su’aalo badan oo ku saabsan cidda falkan kula kacday canuga saqiirka ah.

Ad

Booliska Muqdisho ayaan wax war ah kasoo saarin dhacdan oo a mida falal dilal ah oo maalmihii ugu danbeeyay Muqdisho hareeyay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON