Thursday, April 24, 2025

Meydka wiil yar oo lala baxay Qeyb jirkiisa oo laga helay Duleedka magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la helay meydka wiil yar oo qeybo ka mida jirkiisa ay  maqan yihiin.

Meyd wiilkan yar oo lagu qiyaasay 4-ilaa 5 sano jir ayaa la aqoonsan waayay iyadoo lagu arkay degaanka Sarkuusta ee duleedka Muqdisho, waxaana dad badan oo kusoo xoomay goobta kadib noqotay haweeney sheegtay inuu ka maqan yahay wiilkan yar.

Meydka wiilka yar ayaa lagu aqoonsaday dharkii uu watay oo haweeneyda ay ku tilmaantay, waxayna magaciisa ku shegtay Xasan Maxamed, dadka degaanka ayaa arrintan si weyn ula yaabay, waxayna sheegeen in qeybaha caloosha iyo keliyaha ay ka maqnaayeen ayna u eg tahay in lagala baxay.

Ad

Warar ku tiri ku teen ah oo magaalada la isla dhex maryay ayaa sheegayay inuu jiro Juudaan caruurta ugaarsada.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON