Thursday, April 24, 2025

Meydka Qof Ajnabi ah oo lagu gubay Duleedka Hargeysa & Dood ka dhalatay (Daawo)

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Meydka qof ajnabi ahaa lagu gubay degaanka Xeedho ee Waqooyiga magaaladaasi.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxay qofka meykiisa la gubay, waxayna dadka degaanka ay sheegeen in halkaasi lagu gubay dad u dhintay cudurka Covid-19, iyadoo ay dadku isku soo baxeen, kana cawadeen xabaal gubista.

Meydka la gubay ee la sheegay inuu Ajnabi yahay ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegeen in qofkaasi lagu gubay qaabka diintiisu qabtay, qofkaasi oo aan qabin cudurka COVID-19, waxaana arrintaasi las ocday Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland iyo xeer ilaalinta.

Ad

Ka sokow meydka Dooxa Xeedho lagu gubay aya waxaa si weyn ugu qeyliyey dadka degaanka oo sheegay in ciidamo ay keeneen meydka halkaasi, kadibka ay gubeen iyadoo Dooxaasi biyo laga cabo.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON