Thursday, April 24, 2025

Meydka Nin la dilay oo lagu arkay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho {Yaa ka danbeeyay..?}

Meydka nin dhalinyaro ah ayaa lagu arkay saaka aroortii xaafadda saldhigga Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Dadka ku dhow xaafadda saldhigga Yaaqshiid ayaa sheegay in ninkan xalay lagu dilay Guri u dhow saldhigga, kadib markii u dhacay, isagoo la sheegay inuu ahaa nin tuug ah oo guriga u galay si uu dhac uga geysto.

Askari ku noolaa guriga ayaa la sheegay inuu toogtay, kadibna meydkiisa la soo dhigay wado u dhow saldhigga Booliska Yaaqshiid, iyadoo markii danbe la geeyay saldhigga si baaritaan loogu sameeyana loo gudbiyey CID-da.

Ad

Qaar ka mida xaafadaha Muqdisho ayaa loo dhacaa guryaha habeenkii, iyadoo qoysas badan ay arrintan ka cabanayeen muddooyinkii danbe, waxaana falka dilka ah ee ninkan lagula kacay uu noqonayaa kii ugu horeeyay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON