Saturday, April 19, 2025

Meydka Nin ay dishay Korontada Shirkadda BECO oo lagu arkay degaanka Siinka dheer

Nin Meyd ah oo ay dishay Koronto ayaa lagu arkay degaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho, iyadoo si la yaab leh uga laadlaada Baallo weyn oo korontada qaada.

Dadka degaankaasi ayaa saaka arkay meydka qofkaasi dhalinyarada ah, isagoo ay qabatay korontada shirkadda BECO, waqti aan la ogeyn xalay, mana jirto faafhaahin kale oo alga bixiyey qofk saarnaa Baaleyaasha Shirkadda Korontadda ee BECO ee degaankaasi.

Lama oga qaabka uu dhintay ninkan iyo waxa uu ka doonay Baallaha, lama oga inuu ka mid ahaa Shaqaallaha Shirkadda oo Korontadu iyo in kale. Maamulka degaanka ayaa soo gaaray goobta, waxaana baalaha ay kasoo dejiyeen Meydka ruuxaasi dhalinyaradda ah.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON