Thursday, November 30, 2023

Maxkamadda G/Banaadir oo sii deysay Agaasimeyaal iyo xubno lagu waayey Musuqmaasuq

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dhameystirtay habaabka xoriyad siinta, siina deysay xubnihii lagu waayey eedihii xatooyada xoolo-dadweyne ee lagu soo oogay.

Xubnahan oo xeer ilaalinta kusoo eedeysaya Musuqmaasuq ayey Khamiistii danbi ku weyday maxkamadda gobolka Banaadir, waxaana xabsiga laga sii daayey Galabta, sida ay xaqiijiyeen eheladooda.

Waxaa xubnaha lasii daayey ka mida Cabdullaahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar oo Agaasimayaal kasoo noqday Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Aadan Maxamed Cabdi oo ku xirnaa xarunta CID.

Ad

Waxaa sidoo kale la sii daayay galabna Cabdulqaadir Cabdi Socdaal oo ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, inkastoo Xeer ilaalinta rafcaan ka qaadaay oo mar kale dib loo xiri karo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON