Tuesday, May 21, 2024

Maxkamadda Ciidamada oo lasoo taagay Askarigii ugu horeeyay ee dilay Darawal Mooto Bajaaj.. [Daawo]

Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad lagu soo oogay askari ka tirsan ciidamada Booliska oo magaalada Muqdisho ku dilay darawal Mooto Bajaaj.

Dhageysiga Dacwaddan oo qaatay muddo saacado ah, waxaa lagu soo oogay Dable Boliis Cali Maxamuud Axmed oo 8-da bisha May 2019 ku dilay Darawal Bajaaj oo lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq Yuusuf Guure, wuxuuna falkaasi ka dhacay Isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho.

Xeer ilaalinta ayaa dalbatay in dil toogasho ah lagu xukumo eedeysanaha, iyadoo maxkamadda lasoo xiray, wuxuuna ku dhawaaqay guddoomiyaha Maxkamadda in go’aanka dib laga soo saari doono.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON