Friday, June 13, 2025

Maxkamadda Adduunka oo waqti u qabatay dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ayaa waqti u qabatay xilliga ay bilaabaneyso Dacwadda ku saabsan Kiiska Badda ee dhex yaala dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

War ka soo baxay  Maxkamadda ayaa lagu sheegay in dacwada labada dal ee xuduudka  dhinaca Badda u dhaxeeya la bilaabi doono dhageysan doono 19-ka Bisha Septembar.

Maxkamada ICG ayaa waxay caddeysay in dacwada oo ku saabsan muranka lahaanshaha Badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya ay dhagaysan doonto dhageysiga koowaad uu dhacayo Bisha September, isagoo socon  doona afar maalmood.

Ad

Xilliga dacwadda lagu soo beegay ayaa ah waqti Soomaaliya ku mashquulsan tahay doorashada 2016, waxaana cabsi laga muujinayaa in dacwad noocan oo kale ah xilligaasi socon karto.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON