Fannaanka Qamar Suugaani ayaa maanta lasoo taagay Maxkamadda magaalada Berbera, iyadoo xukun sii heyn ah ku riday fannaanka.
Fannaankan oo loo heysto inuu tegay magaalada Muqdisho ayey maxkamadda Saaxil u jartay 7 maalmood oo Xabsi ku sii hayn ah (Rumaan), waxaaba lagu celiyey Xbasiga magaalada Berbera.
Xeer Ilaalinta ayaa sheegtay in Fannaaanka Qaramad Suugaani uu tegay magaalada Muqdisho, loona heysto arrimo la xiriira safarkiisa
Ad
Warar Xul ah