Tuesday, October 3, 2023

Maxay yihiin 5-ta Heshiis ee Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya kala saxiixdeen?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay shan heshiis oo ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meel-mariyey Heshiisyo is-afgarad ah oo ay wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Heshiisyadan ay wada gaareen labada dowladood ee uu goluhu meelmariyey, ayaa kala ah:

Ad

1- Arrimaha dibedda

2- Caafimaadka

3- Waxbarashada

- Advertisement -

4- Warfaafinta

5- Dalxiiska iyo tayeynta maamullada dowliga ah.

Heshiisyadan ayaan faahfaahin dheeraad ah laga bixin, mana cadda inay ku eg yihiin xukuumadda iyo in loo gudbin doono labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,982FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,984FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!