Sunday, May 25, 2025

Maxaad ka ogtahay Wasiirada xilka isku wareejin doona ee dib u helay jagooyinkoodii hore….?

Xukuumada cusub ee CumarC/rashiid soo magacaabay waxaa ku jira wasiiro dib ugu soo laabtay jagooyinkoodii, qaar  xilal iyo wasaarado kale loo wareejiyay iyo kuwo cusub intaba. Waxyaabaha la yaabka leh waxay tahay in wasiiradii ugu muhiimsanaa dowladda oo la oran karo “XUKUUMAD YAR” ay dib u soo laabteen taasoo michaneedu yahay in wasiirkii koowaad kaliya la bedeley, waxaan halkan idinkugu soo gudbin doonaa wasiiro wasaaradahoodii dib ugu soo laabtay oo aan wax isbedel ahna ku dhicin, kuwaasoo xilka iyaga uun  isku wareejin doona, waxayna kala yihiin:

gole-wasiiro

[spacer color=”8BC234″ icon=”fa-film” style=”1″]

Ad

1. Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane.    Wasiirka, wasiiru dowlaha iyo wasiir kuxigeenka way soo wada laabteen.

[spacer color=”8BC234″ icon=”fa-film” style=”1″]

2. Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda, wasiirka, wasiiru dowlaha iyo wasiir kuxigeenka sidii hore ayay ku soo laabteen. Iyaga lee  xilka isku wareejinaya, waxaase laga jaray dastuurka.

- Advertisement -

[spacer color=”8BC234″ icon=”fa-film” style=”1″]

3. Maxamed Sh. Xasan Xaamud Wasaaradda Gaashaandhigga. Wasiirka, wasiiru dowlaha iyo wasiir kuxigeenkii iyaguna way soo wada laabteen.

[spacer color=”8BC234″ icon=”fa-film” style=”1″]

4. Cabdirixman Ducaale Bayle Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga. wasiirka, wasiiru dowlaha iyo wasiir ku xigeenka sidii hore ayay ku soo laabteen iyana.

- Advertisement -

[spacer color=”8BC234″ icon=”fa-film” style=”1″]

5. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska. Wasiirka,  iyo wasiir kuxigeenkii iyaguna way soo wada laabteen. (Taageerayaashii Ra’iisal wasaare C/weli)

[spacer color=”8BC234″ icon=”Select a Icon” style=”1″]

6. Yusuf Macalin Amiin Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda. Wasiirka sidii ayuu xilka ugu soo laabtay.

[spacer color=”8BC234″ icon=”fa-film” style=”1″]

7.  Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska. Wasiirada iyo kuxigeenka waa  soo  wada laabteen.

[spacer color=”8BC234″ icon=”fa-film” style=”1″]

8. Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska. Wasiiradu waa soo laabtay, iyadaa xilka isku wareejineysa. (Taageerayaashii Ra’iisal wasaare C/weli)

[spacer color=”8BC234″ icon=”fa-film” style=”1″]

9.  Daa’uud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka. Wasiirka sidii ayuu xilka ugu soo laabtay.

[spacer color=”8BC234″ icon=”fa-film” style=”1″]

 

 

GOOBJOOGE.COM

MUQDISHO

[ad name=”HTML”]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON