Sunday, May 25, 2025

Maxaa lagu qanciyay Musharixii hubeysnaa ee Cali Xasan Taakow..? [Akhri Xog Xasaasi ah]

Wararka laga helayo magaalada Jowhar oo ololaha doorashada madaxda sare ee maamulka Hirshabeelle ay ka socoto ayaa sheegaya in xaliyay murankii ka dhashay xilka madaxweyne ku xigeenka.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka oo Muqdisho ka tegay ayna ka mid yihiin wasiiru dowlaha maaliyadda C/llaahi Maxamed Nuur, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale iy Taliyihii hore ee NISA C/raxmaan Tuuryare ayaa wahadal saacado badan qaatay kadib ku guuleystay inay qanciyaan Musharax Cali Xasan Taakow.

Dhageyso: Cabashii Musharax Taakow & eedeyntii uu jeediyay

Ad

Musharaxan oo ciidamo taabacsan ay dhowaan qabsadeen xarunta Shirka ee magaalada Jowhar ayaa ogolaaday xeerjajab hoose oo xilka loogu ogolaanayo inuu ku soo baxtaakow2o Cali Guudlaawe Xuseen (Guddoomiyihii hore ee Sh/Dhexe), waxaana heshiiska ka mida in musharaxa la siiyo kharah maaliyadeed.

Doorashada madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa ku loolami doona laba Cali iyadoo si hoos ahna Cali Taakow u yahay boos celis.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON