Saturday, May 17, 2025

Maxaa dhex maray Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka? (Akhriso Dalabka la hor dhigay)

Kulan shalay khadka Internet-ka ku dhex maray Wakiilada Beesha caalamka iyo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay xaaladda dalka iyo arrimaha Doorashooyinka, iyadoo dalab la gaarsiiyey Ra’iisal wasaaraha.

Ra’iisal wasaare Rooble ayaa waxaa kukanka ku wehliyey wasiiro ka tirsan xukuumada, wuxuuna kulanka kadib ka hadlay warbaahinta dowladda isagoo ugu baaqay mushariixinta Madaxweynaha ee diidan hannaanka doorashada inuu diyaar u yahay in xal loo helo cabashadooda.

Qoraal kooban oo ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa lagu sheega inay Axadii warbixin ka dhageysteen Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo qaar ka tirsan wasiirradiisa arrimaha ku saabsan qorsheynta doorashooyinka, amniga iyo maaliyadda.

Ad

“Saaxiibbada Beesh Caalamka waxay ku celiyeen baaqoodii ahaa in la wadahadlo si loo hubiyo is-afgarad ballaaran oo laga gaaro hirgelinta heshiiskii 17-kii Sebtember ee sanadkan” ayaa lagu yiri qoraalka Beesha Caalamka oo mar kale dowladda Federaalka ka dalbaday inay wadahadal la gasho Mucaaradka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON