Thursday, November 30, 2023

Mas’uuliyiin ka tirsan Degmada Hodon oo Maxkamad loo soo taagay la-shaqeynta Alshabaab

Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta lasoo taagay 11 qof oo ka mida Mas’uuliyiintii Maamulka degmada Hodan ee Gobolka Banaadir oo lagu soo eedeeyay la-shaqeynta Alshabaab.

Eedeysanayaasha Maxakamadda la horgeeyey oo muddo xirnaa ayaa saddex ka mida ay ahaayeen Haween yihiin, waxayna hayeen xilalka Guddoomiye waxeed iyo guddoomiye Laam.

Xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada ayaa kusoo oogtay inay ahaayeen Shabakad isku xiran howlo basaasnimo ah Alshabaab ugu qaabilsanaa degmooyinka Deyniile, Yaaqshiid, Hodan, Howl-wadaag iyo Helwaa, isla markaana iyagoo dowladda u shaqeeya ay ka tirsanaayeen khawaarijta Alshabaab.

Ad

Qareenada u doodaya eedeysanayaasha ayaa ka difaacay eedaha loo heysto, waxayna maxkamadda u sheegeen inaan wax caddeyn ah loo keenin eedaha loo jeediyay, iyagoo dalbaday in xoriyadooda la siiyo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON