Saturday, March 15, 2025

Mas’uul ka tirsan Degmada Buurdhuubo oo lagu qarxiyay Gurigiisa, Caruur ku dhintay iyo dhaawac…

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Qarax lagu dhaawacay Guddoomiye ku xigeenkii degmada Buudhuubo.

Qaraxa ayaa haaa miino la dhigay Gurigiisa, waxaana dhawaac culus kasoo gaaray Gudoomiye ku-xigeenka Degmada Buurdhuubo Nuux Xasan Daa’uud, waxaana qaraxa ku geeriyooday Laba wiil oo uu dhalay guddoomiye ku xigeenka.

Sidoo kale waxaa qaraxa ku dhaawacmay wiil ka mid ahaa qoys deris la ahaa Guriga la qarxiyay ee Guddoomiye ku xigeenka labaad ee degmada Buurdhuubo Nuux Xasan.

Ad

Qaraxan ayaa qeyb ka ah qaraxyo lagu beegsanayo mas’uuliyiinta iyo Saraakiisha Gobolka Gedo, waxaana qaraxyadaasi sheegtay Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON