Thursday, November 30, 2023

Mareykanka oo Abaalmarin Lacageed Dul dhigtay Amiir ku xigeenka Alshabaab

Dowladda Mareykanka ayaa abaal-marin lacageed dul dhigtay Amiir ku xigeenka Alshabab oo hore ay ugu dartay Liiska Argagixisada.

Qeybta bixinta abaalmarinta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa  shaacisay inay bixinayso abaalmarin dhan $5 milyan Dollar oo la siinasyo qofkii keena macluumaad horseedi kara ama meel lagu hubsado  Abuukar Cali Aadan oo ka mida hoggaamiyeyaasha Alshabaab.

Ad

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Mareykanka ayaa sheegtay in Abuukar Cali Aadan uu yahay ku xigeenka hoggaamiyaha al-Shabaab, isagoo sannado badan ahaa madaxa milateriga ee al-Shabaab iyo madaxa Jabhadaha.

Wasaarada Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa sannadkii hore kordhiyey lacagaha abaalmarinta ah ee ay ku raadineyso labada hoggaamiye eeAl-Shabaab ugu sareeya oo kala ah: Axmed Diiriye iyo Mahad Karate oo midkiiba nuu ku bixinayo $10 milyan oo dollar.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON