Saturday, March 15, 2025

Maleeshiyo ka tirsan Ahlu suna oo is hortaag ku sameysay Kolonyada Wasiirka Arrimaha Gudaha & is rasaaseyn…

Maleeshiyo ka tirsan Ahlu sunaa is hortaag ku sameeyay Kolonyo uu la socday wasiirka Arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo ku socdaaleyay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, isagoo kasoo socdaalay magaalada Dhuusamareeb.

Wararka ayaa sheegyaa inay maleeshiyada Ahlu suna ee ku sugan degmada Matabaan ay hor istaageen kolonyada wafdiga Wasiir Sabriye, iyadoo kadibna ay ciidamadii la socday is rasaaseyn dhex maray maleeshiyada, taasoo keentay in ciidamadii la socday Wasiirka ay la wareegaan degaanka, kadibna ay safarkooda Gobolka Hiiraan sii wataan.

Ahlu suna ayaa la sheegay ayaa ka horjeeda qaabka ay dowladda Soomaaliya u wado maamul u sameynta Galmudug, wana markii ugu horeysay ee Ahlu suna ay iska hor imaad la gasho wasiirka iyo ciidamada dowladda Federaalka, waxaana la sheegay inay degmada Matabaan la wareegeen ciidamada dowladda.

Ad

Kolonyada Wafdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ahaa ciidamo fara badan ayaa intii ay ku sii jeedeen degmada Matabaan waxay sii mareen degaanka Ceeldheere, halkaasoo ay kusoo dhoweeyeen odayaasha iyo qaybaha bulshada degaankaasi,

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON