Saturday, March 15, 2025

Maleeshiyo Beeleed qabsatay xaruntii degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan iyo Xaalad ka taagan…

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo beeleed ay la wareegtay xarunta degmada Matabaan, taasoo xiisad ka dhalisay degmadaasi.

Dadka degaanka ayaa sheegay ina maleeshiyadan oo dhowr toddobaad ku sugneyd duleedka degmada ay maanta qabsadeen xarunta degmada, isla markaana ay diideen in wax shaqo ah socoto, iyadoo laag cabsi qabo inay isku dhaceen maleeshiyada iyo ciidamo kale oo ku sugan degmada.

Degmada Mattabaan ayaa dhowaan ciidamada dowladda waxay kala wareegeen xoogagga Ahlu suna oo muddo 10 sano ka badan maamulayey, waxaana hadda muuqata in maamulkeedu uu burburay.

Ad

Degmada ayaa waxaa wada dega beelo kasoo kala jeeda Hiiraan iyo Galgaduud, waxaana hadda ka taagan xaalad amni darro.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON