Monday, February 10, 2025

Maleeshiyada iyo Madaxda Alshabaab oo fantasyo yaab leh kusoo bandhigay Galhareeri (Sawirro)

Alshabaab ayaa soo gabagabeysay dabaaldeg iyo fantasyo ay u sameeyeen munaasabadda Ciidul Fitriga oo lagu qabtay magaalooyinka kala duwan ee ay maamusho kooxdaasi.

Fastasyaha ugu yaabka badnaa ayaa ka dhacay degmada Galhareer ee Gobolka Galgaduud, waxaana kaqeyb galay dadweynaha, maleeshiyada iyo madaxda Alshabaab, halkaasoo oo lagu soo bandhigay ciyaaraha Xarig-jiidka, Dheri-jebinta, tartanka Fardaha iyo ciyaaro kale.

Bandhigga oo ka dhacay Suuqa degmada Galhareeri waxaa qeyb ka ahaa guddoomiyaha Alshabaab ee Gobolka Galgaduud Sheekh Cabdullaahi Abuu Khaalid oo laga dalbaday inuu Dheri jebiyo isagoo isagoo indhaha ka xiran.

Ad

Alshabaab ayaa caadiyaan munaasabadaha ciidaha looga bartay inay ciyaaro kusoo bandhigto magaalooyinka ay ka taliso, iyadoo dhinaca kale weerarro iyo qaraxyo dhiig badan ku daato ka fuliso magaalooyinka waaweyn sida caasimadda Muqdisho.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON