Thursday, March 20, 2025

Magacyada Xildhibaannada qaatay Shahaadada Rasmiga ah ee Guddiga FEIT (AKhriso)

Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabay bixinta Shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad.

Inta badna xildhibaannada qaatay shahaadada ayaa laga soo doortay Maamul Goboleedyda Galmudug, Hirshabeelle iyo Gobollada Waqooyi ee Somaliland, iyadoo la filayo inay Muqdisho soo gaarana xildhibananada kasoo galay Baarlamaanka Puntland iyo Jubbaland.

Waxaa Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qaatay, xildhibaanada kala ah:

Ad

  1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038
  2. Yusuf Gelle Ugas GSH#026
  3. Mohamed Ali Omar (Caanonuug) GSH#108
  4. Mustaf Sheikh Ali Dhuhulow GSH#049
  5. Mohamed Harun Abdullahi GSH#208
  6. Mohamed Abdi Hayir Mareye GSH#225
  7. Abdirahman Mohamed Sheikh GSH#010
  8. Abdinasir Haji Shirwa Mohamed GSH#004
  9. Abdirisaq Abdullhi MoalimGSH#063
  10. Abdirizak Omar Mohamed GSH#011
  11. Mohamed Omar Aimoy GSH#005
  12. Mohamed Nur Abukar GSH#265
  13. Abdi Ahmed Dhuhulow-Dhegdheer AS#011
  14. Jawaahir Mohamed Ahmed GSH#001
  15. Qaali Ahmed Diiriye GSH#096
  16. Nuuriya Adan Ciise GSH#212
  17. Muse Said Jama GSH#263
  18. Ahmed Abdi Kooshin GSH#205
  19. Hirsi Adan Roble GSH#101
  20. Abdi Hassan Awale Qaybdiid AS#015
  21. Mohamed Ibrahim Ali -Cajiib GSH#064
  22. Nadra Salah Abdi GSH#257
  23. Duniya Mohamed Ali AS#014
  24. Qaladla Cali Cawaale GSH#017
  25. Mohamed Ibrahim Cabdi GSH#206
  26. Omar Shariif Mohamed GSH#266
  27. Omar Ali Abdi GSH#035
  28. Mohamud Abdulkadir Haji GSH#084
  29. Mohamed Ali Xagaa GSH#268
  30. Mahad Mohamed Salad GSH#147
  31. Abdisabir Nur Shurie GSH#071
  32. Dahabo Susow Mohamud GSH#088
  33. Adar Ali Mohamed GSH#081
  34. Bilal Idris Abdullahi AS#038
  35. Suleyman Ali Hussein GSH#260
  36. Ali Mohamud Adam GSH#240
  37. Hussein Qasim Yusuf GSH#043
  38. Zamzam Mohamed Omar GSH#253
  39. Muse Ahmed Ismail GSH#076
  40. Abdirahman Mohamed Mohamud GSH#095
  41. Ali Mohamed Omar GSH#115
  42. Daahir Amiin Jeesoow GSH#030
  43. Abdikariim Abdow Heydar GSH#252
  44. Khalif Abdi Omar GSH#032
  45. Mariam Aweis Jama GSH#113
  46. Jama Mohamed Askar GSH#254
  47. Dr. Mohamed Elmi Ibrahim GSH#218
  48. Shamso Elmi Hassan GSH#020
  49. Marwa Abdibashir Hagi Ali GSH#234
  50. Dr. Elmi Mohamud Nur GSH#214
  51. Faaiza Mohamed Jeyte GSH#048
  52. Muhamed Hussein Abukar GSH#055
  53. Aidarus Salah Yusuf GSH#224
  54. Saed Abdi Hussein AS#039
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON