Madaxweynaha cusub ee Somaliland C/raxmaan Maxame C/llaahi (Cirro) ayaa maanta ku dhawaaqay golaha wasiirrrada maamulkiisa oo guud ahaan ka kooban 28 Wasiir, wasiir ku xigeeno iyo wasiiru ku xigeeno.
Wasiiradan oo hab beeleed loo qeybsaday waxaa si weyn uga dhex muuqda xubnaha xisbiga Waddani ee ku guuleystay doorashadii dhowaan ka dhacday Somaliland.
HOOS KA AKHRISO LIISKA GOLAHA WASIIRADA IYO BEELAHA AY KASOO JEEDAAN
1 -Cabdulaahi Xasan Cawale: Wasiirka Maaliyada – Habarawal, Sacad Muuse
2- Cabdale Maxamed Sandheere: Wasiirka Amniga – HabarAwal, Ciise Muuse.
3- Yoonis Axmed Yonis: Wasiirka Cadaalada – Toljeclo.
4- Xasan Axmed Macalin: Wasiirka Dawladaha Hoose – Habarjeclo, Cimraan
5 -Cabdulaahi Xasan Cawale: Wasiirka Maaliyada – Habarawal, Sacad Muuse
6- Cabdiraxmaan Dahir Bakaal: Wasiirka Arrimaha Dibadda – Gadabuursi, Habarcafaan
7- Dr. Xuseen Bashir Wahan: Wasiirka Caafimaadka – Ayuub.
7- Xuseen Axmed Caydiid: Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka & guriyaynta – Arab, Muuse Abokor.
8- Khadar Xuseen Looge: Wasiirka Madaxtooyada – Garxajis, Ciidagale.
9- Cali Jamac Buureed: Wasiirka Kaluumaysiga – Harti, Warsangeli.
10- Maxamed Yusuf Ilkacase: Wasiirka Gaashaandhiga – Habarjeclo, Solamadow
11: Axmed Jaamac Barre: Wasiirka Macdanta iyo Tamarta – Samaroon, Maxamed Case.
12: Marwo Kaltun Sheikh Xasan: Wasiirka Qorshaynta – Habarawal, Sacad Muuse.
13: Cismaan Ibrahin Afgaab: Wasiirka Gaadiidka – Garxajis, Habaryoonis
14: Prof Ismail Yusuf Du’ale: Wasiirka Waxbarashada Somaliland – Habarjeclo, Muuse Abokor.
15: Abubakar Cabdiraxman Good: Wasiirka Biyaha – Samaroon, Maxamed Case.
16: Marwo Milgo Maxamed Sanbalooshe: Wasiirka Shaqada – Arab, Hashim.
17: Maxamuud Cige Yusuf: Wasiirka Beeraha, Gabooye.
18: Fuad Axmed Nuux: Wasiirka Duulista – Habarawal, Sacad Muuse.
19: Axmed Yasiin Sheikh Cali: Wasiirka Warfaafinta – Samaroon, Makaahiil.
20: Cabdullahi Cisman Geeljire: Wasiirka Deegaanka – Garxajis, Habaryoonis.
21: Axmed Awdahir Xaji: Wasiirka Dastuurka iyo Xiriirka Golayaasha – Harti, Dhulbahante.
22: Jamal Mohamed Jama: Wasiirka Isgaarsiinta – Harti, Dhulbahante.
23: Saleebaan Ducaale Xaj: Wasiirka Dib udejinta – Habarjeclo, Reeryoonis.
24: Axmed Maxamed Coofle: Wasiirka Ciyaaraha – Ciise.
25: Cumar Shucayb Maxamed: Wasiirka Xanaanada Xoolaha – Habarawal, Ciise Muuse.
26: Sheikh Abdulahi Bashe: Wasiirka Diinta & Awqaafta – Habarjeclo – Cumar.
27: Cabdiraxmaan Xasan Nur Furre: Wasiirka Ganacsiga – Garxajis, Ciidagale.
28: Siciid Maxamed Buraale: Wasiirka Maalgashiga – Harti, Warsangeli.