Thursday, April 24, 2025

Magaalada Beledweyn oo gashay Xaalad kacsan & Cali Jeyte Amar cusub kusoo rogay

Xaalada magaalada Beledweyne ayaa kacsan kadib dagaal ka dhacay Waqooyiga magaalada Beledweyne, iyadoo bandow lagu soo rogay magaalada.

Guddoomiyaha Gobolka Hiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in in ciidamo u socday howlgal jidka lo ogalay, isaguna uu gaaray goobta markii weerar lagu qaaday, isagoo sheegay inuu ballan qaadayo in howlgalka aanu ka bixi doonin inta laga soo afjarayo.

“5:30 Galabnimo haddii la gaaro Qof nuuxsan karta ma jirto, magaalada waa bandow.. Ma waxaa Beledweyne loogu bannaanbaxayaa in Alshabaab iyo nabad-diidka la iska celiyo.. Ma waxaa loo bannaanabaxayaa..” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Ad

Wuxuu sheegay in kooxaha nabad-diidka ah ay askari ka dhawacmeen ciidamada, ayna ku cararreen Buuraha, isagoo ballan qaaday inta hwolgalku socday ciddii ka hor timaada inay jirii doonaan.

“Waxaa ciidamada jidka u galay nimankii halka sano meelahaan warwareegayay ee Abuukar Xuut iyo, kadibna buurahaas ayay u firxadeen, iyaga iyo Alshabaabkiina waa is jiraan..”.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON