Sunday, January 26, 2025

Madxweyne Xasan Sheekh oo Mar kale Xil u magacaabay Dr. C/raxman Baadiyow

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale xil oo la-taliye u magacaabay Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyow.

Madaxweynaha ayaa Dr. Baadiyow u magacaabay inuu noqdo La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dib u heshiisiinta, iyadoo dhowan laga qaaday xilkii La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dastuurka.

Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow ayaa sanadkii 2012 xilka madaxweynaha kula tartamay Xasan Sheekh, balse xilliyadii danbe wuxuu la-taliye u ahaa madaxdii soo martay dowladda.

Ad

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa magacaabay ergo iyo la-taliyeyaal fara badan oo noqday kuwii ugu tirada badnaa ee madaxweyne uu soo magacaabay.

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON