Tuesday, September 10, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkiisii labaad ugu dhoofay dalka Eriteria iyo ujeedka..

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u dhooofay dalka Eritrea oo la sheegay inuu socdaal shaqo uu markii labaad ku tegayo dalkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in socdaalka Madaxweynaha oo ah kii labaad uu la xiriiro sidii ciidamada Soomaaliyeed ee lagu tababrray dalka Eritirea loogu soo celin lahaa dalka oo dadaalkeeda uu socdo.

Xasan Sheekh ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Eritrea Asias Afwerki oo ay ka wadahadli doonaan xiriirka labada dal iyo arrinta ciidamada Soomaaliya ee lagu tababaray Eritrea.

Ad

Dhowaan ayuu sheegay Madxaweynaha inuu Mareykanka weydiistay sidii ciidamada jooga Eritrea loogu soo daadgureyn lahaa Soomaaliya, kuwaasoo tiradoodu dhan tahay 5000 askari.

Dowladda Soomaaliya ayaa dagaal kula jirta Alshabaab, waxaana gobollada dalka qaarkood ka socda howlgallo degaano badan looga qabsaday Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON