Saturday, October 12, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safar cusub ugu dhoofay Dal ka mida Yurub

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Norway, mid ka mida safarradiisa dibadda ee is daba joogga noqday.

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegya inuu Madaxweynaha dalka Norway uu ku tegayod booqasho shaqo oo muddo saddex maalmood ah, isla markaana uu wadahadallo la yeelan doonaa Ra’iisul Wasaaraha Norway si loo xoojiyo xiriirka istiraatiijiyadeed ee labada dal.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale la filayaa inuu khudbad ka jeediyo shirka sanadlaha ah ee Oslo Forum 2024 oo ah ujeedka ugu weyn ee safarkiisa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON